Beerta Xayawaanka

 

BEERTA XAYAWAANKA
JOORJ ORWEL

Waxa turjumay
M. Y. Cartan

PONTE INVISIBILE
redsea-online.com

Iswaydaarsi 1

BEERTA XAYAWAANKA

uu qoray
JOORJ ORWEL

uu tarjumay
MAXAMED YUUSUF CARTAN

PONTE INVISIBLE
REDSEA-ONLINE.COM

REDSEA-ONLINE.COM Culture Foundation
Fidiyaha Aqoonta iyo Ereyga Dhigan – Xarunta Dhexe
Daarta Oriental Hotel – Hargeysa, Somaliland
Telephone: 00 252 2 525109 | 00 252 2 4299088
email: bookshop@redsea-online.com

Ponte Invisible
Inquiries to the editor
Jama Musse Jama
Via Pietro Giordani 4, 56123 Pisa, Italy
www.ponteinvisibile.com
email: editor@redsea-online.com | editor@ponteinvisibile.com

Copyright © George Orwell
Published with permission given by the wife of George Orwell to M Y Cartan.

Translation – Copyright © Maxamed Yuusuf Cartan
Printed with permission of late Maxamed Yuusuf Cartan’s family.

Published by Ponte Invisibile (redsea-online), 2011, Pisa
I

Second Edition (and the First Edition of Ponte Invisibile) 2011
Copyright © Ponte Invisibile Edizioni 2011
A REDSEA-ONLINE Publishing Group Company.
ISBN 88-88934-20-0
EAN 9788888934204

PRINTED AND BOUND IN ITALY.
All rights reserved. No part of this publication may be reproduced, stored in a retrieval system, or transmitted, in any form or by any means, electronic, mechanical, photocoping, recording or otherwise, without the prior permission of the publisher.
www.redsea-onIine.com/books

Suggested classification for the librarians
Beertii Xayawaanka/ Joorj Orwel (in English George Orwell)
pp. 138 cm. 14×21
Includes Index.
ISBN 88-88934-20-0 EAN 9788888934204
I. Beertii Xayawaanka II. / Joorj Orwel (translated by Mohamed Yuusuf Cartan) / III. Literature / Fiction.

Waxa lagu saxay Ubbo – Quraar iyo Higgaadshe kuu saxa af Soomaaliga. Qaybta buugga ee sheekada waxa loo daayay higgaaddii uu qoraagu ka tagay inkasta oo aanay sax ku ahayn xeerka maanta ee higgaadda Af Soomaaliga. Ka eeg www.redsea-online.com/ubbo
Fasax ay bixisay afadii Orwel ka tegey ayaa buugga lagu soo saaray. Daabacaadda turjuman waxa laga helay fasax ehelkii turjumaaga.
Lama guurin karo, lamana sawiri karo qayb ka mid ah buugga ama buugga dhammaantiiba, iyada oo la helo oggolaanshaha ninka buugga tarjumay mooyaane. Gal aan ahayn kan uu ku soo baxay lama gelin karo.

Waxa lagu daabacay:
Daabacaadda Kowaad
Madbacadaha Al Ahraam, Qaahira
Oktoobar, 1979.

Daabacaadda Labaad
Pont Invisibile Ed (redsea-online.com), Pisa,
Meey, 2011.

Afeef:

Waxa lagama maarmaan ah in la sheego Af-Soomaaliga ay ku dhigan tahay sheekadani. Turjumaha buuggu waxa uu qorey dhiganahan iyada oo aan wali qoraalka Af-Soomaaliga si rasmi ah loo taabbagelin sharciyadiisa aynu maanta adeegsanno. Soo saare ahaan waxa aannu door bidnay in tixgelin aan siinno qoraalkii asalka ahaa ee uu ka tagay Alle ha u naxariistee Maxamed Yuusuf Cartan, isla markaana annaga oo ogsoon in sharciyada higgaadda Af-Soomaaliga ee maanta aanay meelo badani ku saxnayn, waxa aannu u badheedhnay in aannu sidiisa ku daabacno. Hordhaca uu turjumuhu ka qorey dhigista Af-Soomaaliga waxa kale oo ay ka marag kacaysaa xasillooni darrada wali haysata dhigista Af-Soomaaliga, iyo baahida rasmiga ah ee loo qabo in mar kale la is hor fadhiisto oo dib loo eego sharciyada higgaadda ee Af- Soomaaliga.
——–

TUSMO
Hordhac – Maxamed Yuusuf Cartan
Beerta Xayawaanka – Joorj Orwel (waxa turjumay Maxamed Yuusuf Cartan)
Bayaamin daabacaadda labaad – Jaamac Muuse Jaamac
Dabadhah: Kuma ayuu ahaa Maxamed Yuusuf Cartan?

3 thoughts on “Beerta Xayawaanka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *