Dhibbanaha Aan Dhalan

Sheekadaan waxaa qoray qoraaga caanka ah ee Faarax Maxamed Jaamac “Cawl” isagoo xus uga dhigay sheekadaan 37dii ardey iyo 4tii macalin ee sida arxan darrada ah ay ugu xasuuqeen magaalada Boorama diyaaradihii Xabashidu iyo kuwii kale ee ay nolosha ku naafeeyeen 30kii Janaayo 1984tii.

_________________________

Tusmo

Hordhac
Qeybta Koowaad
Qeybta Labaad
Qeybta Saddexaad
Qeybta Afraad
Qeybta Shanaad
Qeybta Lixaad
Qeybta Toddobaad
Qeybta Siddeedaad
Qeybta Sagaalaad
Qeybta Tobnaad
Qeybta Kow iyo Tobnaad
Qeybta Labo iyo Tobnaad
Qeybta Saddex iyo Tobnaad

Nolosha Qoraha

6 thoughts on “Dhibbanaha Aan Dhalan

  1. Waxaa Mahad Leh Allaah (SW) ii Suura Galiyey in Aan Soo Booqdo Website-kaan, Halkaan Waxaan ka Helay Buug Aan in Badan Raadinaayey Buuggaas oo ah “Dhibbanaah Dhalan” Waxaa Jirta Qeyb Qabyo ah oo Aan ka Aqriyey Buugga. Balse Hadaad Heysaan Buugga oo Dhameystiran Waxaan idinka Codsan Lahaa in Aad ila Soo Wadaagtaan Qaabkaan ku Heli Karo.
    Mar 2aad Mahadsanidiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *