Fiiro Gaar Ah

Waa inaan loo maleyn in gabayadii Sayidku mariyey halkan ku idil yihiin. Waxaa jira kuwo badan oo magacyadoodi iyo ulajeeddadoodiiba la hayo oo aan wax yaqaan la helin, welina la baadi doonayo iyo kuwa lumay.

Waxaa jira gabayo badan oo dhowr tuduc laga helay, meel laga doonana aan la ogayn. Sida loo malaynaayana dadkii qabtay ama yiqiin adduunka way ka tageen. Sidaas daraaddeed waxaad buuggan ku arki doontaan gabayo aan dhammayn. Haddaba, iskuma ladin oo meel aan u raacno ayaannu garan weynay. Sidaa daraaddeed baadi doon baa furan.

4 thoughts on “Fiiro Gaar Ah

  1. Waa inaan loo maleyn in gabayadii Sayidku mariyey halkan ku idil yihiin. Waxaa jira kuwo badan oo magacyadoodi iyo ulajeeddadoodiiba la hayo oo aan wax yaqaan la helin, welina la baadi doonayo iyo kuwa lumay.

    Waxaa jira gabayo badan oo dhowr tuduc laga helay, meel laga doonana aan la ogayn. Sida loo malaynaayana dadkii qabtay ama yiqiin adduunka way ka tageen. Sidaas daraaddeed waxaad buuggan ku arki doontaan gabayo aan dhammayn. Haddaba, iskuma ladin oo meel aan u raacno ayaannu garan weynay. Sidaa daraaddeed baadi doon baa furan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *