Taariikhdii Daraawiishta iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xasan

 

Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare
AKADEEMIYAHA DHAQANKA
Taariikhdii Daraawiishta iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xasan 1885-1921
Waxaa Qoray Aw Jaamac Cumar Ciise
1976 MUQDISHO

Tusmada Buugga
Hordhac
Arar Guud
Raad Raaca Taariikhda

QAYBTA KOOWAAD
Dhalashadii Sayid Maxamed
Tegiddiisii Xajka
Sayid Maxamed iyo Berbera
Kabixiddiisii Berberan
Degiddii Qoryaweyn
Warbixin Qarsoon
Bilowgii Dhaqdhaqaaqa
Dilkii Garaad Cali
Daraawiish iyo Ogaadeen
Shirqoolkii Gurdumi
Gonda-gooye

QAYBTA LABAAD
Dagaalkii Daraawiishta
Bilowgii Dagaalka
Afbakayle
Fardhidin
Beerdhiga
Duulaankii Saddexaad
Cagaarweyne
Sheeko la Yaab Leh
Daratoole
Faalo Gaaban
Faan iyo Goodi
Tabaabulshihii Dagaalka
Duulaankii Afaraad
Goobtii Jidbaale
Qaxii Gaal Eri
Degiddii Ayl iyo Ilig
Faallo Gaaban

QAYBTA SADEXAAD
Heshiis Nabadeed
Gogoldhiggii Heshiiska
Heshiiskii Ilig Daldala
Danihii Heshiiska
Nugaal Daraawiish Baa Leh
Dhismihii Daraawiishta
Dagaal Waa Lama Huraan
Xaaji Cali Faahiye
Isdhexgal iyo Kaladabbaal
Iskudir oo u Tali
Dood iyo Ismariwaa
Dalka Malihid
Dooddii Baarlamanka Ingiriiska
Guuridii Ingiriiska
Geelii Daboolane
Doodaye Maxaad Oran
Shirqoolkii Gumeysiga
Afgembigii Canjeel

QAYBTA AFARAAD
Ka Soo Guuridii Eyl iyo Ilig
Habar Humbiile
Ingiriis Garsoor Ma Ogola
Soo Noqoshadii Ingiriiska
Degiddii Taleex
Taleex
Qalcadihii Dibadda
Dooxato
Dad iyo Daraawiish
Dhisiddii Beled Weyne
Weerarkii Beled Weyne
Daraawiish iyo Koofil
Ruuga
Xiriirkii Daraawiishta iyo Ilig Yaasuu
Shimbibiris
Gubiddii Berbera
Xiriirkii Daraawiishta iyo Turkiga
Qabiil iyo Daraawiish

QAYBTA SHANAAD
Hiyikacii Daraawiishta
Rariddii Daraawiishta
Duulaankii Ingiriiska
Qabsashadii Taleex
Qaxii Daraawiishta
Warqad Ingiriis ka Timid
Jawaabtii Sayidka
Ergadii Ingiriiska
Talyaani iyo Sayid Maxamed
Jabiddii Daraawiishta
Ka guuriddii Beled Weyne
Degiddii Iimey
Geeridii Sayid Maxamed
Ka Saariddii Xabaasha
Sheekadii Daraawiish ugu Dambeysay
Faallo Guud

[Muuqaalkii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan]

[Abshir Dhoora Xasan. La-taliyaha Sayid Maxamad, Ammaanduulihii Daraawiishta]

 

7 thoughts on “Taariikhdii Daraawiishta iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xasan

  1. asc waad mahad San tihiin buuga xagaa laga helayaa .kashekaynaya seyid cabdule xasan .
    kaa IGA soo WAC :0633259397

  2. maadaama uu buuggu yahay mid waa hore la qoray, uma maleynayo in maktabadaha laga helayo, daabacaad cusub inay jirtana kama warqabno, naga raalli noqo

  3. buuggu halkan wuu ku dhan yahay. haddii aad u baahan tahay isagoo daabacan minguuri kabid daabaco…

    1. Wll qofka Buuga qoray Magiciisa iisheeg yacnii taariikhda sayid ka qof ka qoray ma iisheegi kartaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *