Hordhac

Dhibbanaha Aan Dhalan waa sheeko xaqiiqda dhabta ah ka muujinaysa darxumada iyo dhibaatada cadowgu gaar ahaan kan Amxaaradu ku hayeen ummadda Soomaaliyeed ee degta Galbeedka Soomaaliya ee uu cadowgu maanta haysto. Waa sheeko isugu jirta jaceyl iyo naxdin taas oo lasoo darsaysa wiil iyo gabadh isjeclaaday islamarkaana cadowgu kala dhexgalay jecaylkoodii iyagoo waliba gabadha reerkii ay ka dhalatay dhammaantood, iyada mooyee, xasuuqey. Wiilka magaciisu waa Dalal, gabadhana Bilan. Bal aan uga hadho qoraaga hanoosoo bandhigee sheekadaan layaabka leh ee cajiibka ah.

One thought on “Hordhac

  1. Qoraagu Allaah haw naxariiste wuxuu qoray buugaag badan, oo uu ka mid yahay Cawrala iyo Cali Maax.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *