Diiwaanka Maansooyinkii Abshir Bacadle

Tusmada Buugga

Hordhaca Daabacaadda Labaad
Mahadnaq
Milicsi
Hordhigga 1aad
Hordhigga 2aad
Gogoldhig
Waa Kuma Abwaan Abshir Nuur Faarax?
Diiwaankan
Howsha Diiwaanka
Nooca Iyo Astaamaha Gabayada Bacadle

Qaybta Koowaad: Gabayada Bacadle
Halhays
Roob Doon (Gabayga 1aad)
Dardaaran
Xijaabka
Ashtako
Amiirada Khaliijka
Ayaamihii Madoobaa
Amxaariyo Tigree
S.S.D.F
Ma Ilaahey Baan Eed Ka Galey
Asharaafta
Qabri iyo Qiyaamo
Suuradaha Qur’aanka
Aroos Sharaf Le’
Ameerikaan iyo Yahuud
Ikhlaas iyo Waxdaaniyad
Waa Inaanu Isguursanaa
Bidca Qiil U Doon
Bulugley
Burburkii Baladkeena
Lacag Been Abuura
Ina Cigaal Bohoshi Loo Aasey
Geenyada Asaaggeen La Tagey
Bariiskayga Eebaa Hayee
Amey Been Naqataa
Booraan Ibliis
Baqaratu Daaxika
Sidii Bahalkii Loo Ilay
Nadaafadda Muqdisha
Tawbada Ha Seegin
Taariikh Madow Lama Dhaxliyo
Tii Allay Noqon
Salaf Iyo Khalaf
Tikniko Tuugo Xanbaara (Salsal)
Cishqigan
Kama Xoroobaan
Xantayda Ma Moogiye
Gogol Ku Xaar
Xuquuqul Insaan
Waa Inaan Difaacaa Gabdhaha
Dib U Heshiisiin
Ku Duug Qalinka
Roobdoon (Gabayga 2aad)
Xoolo Daayac
Abwaankii Dariiqooyinka
Doqonkii Gaabnaa
Duduble iyo Murunsade
Weyga Degi Waayey
Dahabka Maaroobey
Dacar iyo Dhuunkaale
Doqoni Calaf Ma Leh
Waa Kugu Dakano
Danta Guud
Aqoon Yahanka
Diidnay Doofaar
Maxkamaddaan Ku Diirsadaye
Yaa Deegaan Ah? Yaa Dool Ah?
Ri’ Ka Qaada Caamada
Sababta ii Sheega?
Saar Hindi
Sacadow Yeelkaa
Qabrigii Isugu Jiray
Baabuurta PL-ka
Maxay Ahlu Towxiidku Sugi
Cayda Suubbanaha
Wixii Sabcaayey Saaxiibow
Bidci Sugulle
Nin Dhaliile Yeelkii
Dhagarna How Qaadan
Sicir Bararka
Ii Dhiib Darbaalada
Maraan Ciidan Kuu Helo
Geelle
Caado Jaahili
Cawareere Kuma Siinin
Cantarabaqash
Markii Cadowgi Loo Abay
Gaal iyo Cawaankeed
Dastuurada Guracan
Guuleed Fansalakh
Gef Loo Saxay
Gabaygu Sow Maaha
Faracii Reer Abshir Nuur
Gablan Tala Aduunay
Gob Cunsuri Ah
Gocosho iyo Hiil
Beel Yahay Gadoodayo
Ma Qadarisay Sheekhow
Qabiltuba Ha Oran
Qaata Taladeyda
Qaadow Adigaa Le’
Qabyaalad
Qabashada Rabbigay
Labadaa Ragcaa Hariye
Masjid Yaa Ka Dheeraadey?
Mahad Alle
Musxafkaa Qur’aankaa
Macallinkiyo Waalidka
Muqdisho
Maxkamadaha Islaamiga
Taley Mudan Tahay
Caashaqu Maxuu Yahay?
Hawiyoow Waa Taa
Nasabka Reer Banii Haashim
Yaad Nagu Halleyn
Hiraaboo Isku Hiloobey
Hubka Inaga Dhiga
Anigaa Hawiye Kaa Aqaan
Geedkaa Humbulan
Roob Doon (Gabayga 3aad)
War Ba Uma Hayaan Shiikhu
Hormuudkoodkoodii Guurtigaa
Hiddo-Raac

Qaybta Labaad: Jawaabo Af-Celin Ah
Hordhac
Haad-Haad Maxaa Kaa Dhigay
Hawo Been Ah
Bacadlaha Danaaniyayow
Halaqyahow Sumaysan
Akishuu Noqday
Hoyga Suugaanta
Heedhe Maad Sheegtid
Bacadlow Soo Daleel Bexe E
Hawaawig Dhab Ma Ah
Jawaabtan Sii Bacadleh
Abshirow Guuxaagii Lagu Toosye
Gobannimo
Gefka Bacadle
Haku Diganin Sheekhaa Adigay
Garashoy Yeelkeed Dheh
Dib Ugocosho
Dabato Weeyaan
Hargeysay Maxaa Xaqii Idiin Diiday?
Duulaanka Xamar
Af-Lagaado iyo Cay
Gees Isugu Bayra
Haddaad Guluf Abaabuli Lahayd
Gacan Saar

Gunaanad
Geeridii Bacadle Kaddib
Haldoorkii Abwaanka
Abwaankii Nabadda ee Bacadle
Abshirow Bacadloow (Gabay)

Raad-Raac
Dhammaad

22 thoughts on “Diiwaanka Maansooyinkii Abshir Bacadle

    1. Isagoo dukumenti ahna markaan tifaftirka dhammeynno baynu soo gelin hadduu Alle idmo.

  1. Jazaakumullaah walaalayaal. Ninkaan hadaan wax laga qorin, yaa laga qoraa?

  2. asc. walaal mcne maxamed xusayn. waad ku mahadsantahay ururintaada gabayada abwaan abshir nuur faarax abshir bacadle. walaal isagoo application ah ma heli karnaa.
    wallaahi alle dartiis ayaan u jeclahay gaar ahaan gabayadiisii tawxiidka. alle hakuu naxariisto adoonkii allow manta qabri ayaad ku jirtaaye. rabbi hakuu iftiinsho hanka kaaga dhigo beer kamida beeraha jannada.

  3. Walaal buuggaan aad baan u danaynayaa ee miyaad daabacdeen halkeese laga heli karaa?

  4. Waxaa muhim u ah dadweynaha in isagoo application ah loo soo saaro, maadaama iibsi buugaag dadku aanay ka helin iskumaluraan.

  5. runtii waa wax lagu farxo ah in la helo dad sidan oo kale ugu firfir coon inay halyay yada umadda soomaaliyeed wax ka qoraan
    hanbalyo ayaan ku leeyahay walalaal

  6. waa howl loo bahnaa waxaan idin leeyahay horay u socdo hal talo waan idinku.biirinaa pdf kutubada halaga dhigo si si fudud loo la dago

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *