Fanka Maamulka

How to Grow in Management – James Menzie Black

كيف تكون مديرا ناجحا – عبدالحليم ثابت

Tarjume: CABDIRAXMAAN XUSEEN SAMATAR


TUSMADA KITAABKA

Gogoldhigga Daabacaadda 1aad
– Qiimaha Maamulka
– Arrimaha Kitaabku Ka Hadlaayo
Mahad-Naq

Cutubka 1aad: Aasaaska Fanka Hoggaaminta
– Arar
– Qaybta 1aad
—- Maxaad U Doonaysaa Inaad Ku Guuleysatid Maamulka
– Qaybta 2aad
—- Sidaad Ugu Diyaar Garoobi Lahayd Inaad Qabatid Jago Sare
—- Fanka Hoggaamintu Waa Furaha Xilka
—- Ma Jiro Dad U Abuuran Hoggaaminta
—- Maamulaha Wanaagsani Waa Qaataa Talooyinka
—- Ballaari Aqoontaada

Cutubka 2aad: Xiriirka Aadamiga
– Arar: Camalku Waa Dadka
– Qaybta 1aad
—- Sidaad U Noqon Lahayd Ninka Labaad
—- Qaddari Waqtiga Madaxdaada
—- Habka Wargelinta Madaxdaada
—- Baro Shaqada Madaxdaada
—- Ha Bari Furin Madaxdaada
– Qaybta 2aad
—- Ogow Shaqaalahaagu Way Kula Shaqeeyaan Ee Kuuma Shaqeeyaan
—- Hoggaamintu Waxay U Baahan Tahay Jajabnaan
—- Tilmaamaha Hawlaha Maamulaha
—- Xilka Maamulaha Xagga Edbinta
—- Shaqaalahaagu Waxay Kaa Sugayaan Inaad La-Taliye U Ahaatid
– Qaybta 3aad
—- Sidaad Shaqaalahaaga Ugu Tababari Lahayd Wada-Shaqaynta
—- Waa Kee Hoggaamiyaha Fuliyaha Ah?
—- Ha Ka Cabsanin Shaqaalahaaga
—- La Ma Huraan Ma Aha Inaad Tahay Abwaan
—- Sidii Loo Heli Lahaa Hoggaamiye Fuliye Ah
—- Maamule Mujallad Oo Nasiib Daran
—- Shaqaalahaaga Waxay Kaa Sugayaan Hanuunin Iyo Toosin
—- Maxaa Kula Gudboon Sida Aad U Hormarin Lahayd Shaqaalahaaga?
– Qaybta 4aad
—- Shaqada Dhinaceeda Bulshada
—- Seddexda Xiriir Ee Shaqada Ku Lug Leh
—- Xiriirka Ijtimaaciga Ee Kuugu Xiraaya Saaxibadaa
—- Xiriirkaaga Dadka Aad Madaxda U Tahay Ee Ijtimaaciga Ah

Cutubka 3aad: GO’AAN QAADASHADA
– Qaybta 1aad
—- Sidaad U Qaadan Lahayd Go’aanno Saxeexa
—- Hogaamiyuhu Waa Inuu Wax Qabto
—- Habka Go’aan Samaynta
—- Dariiqada Go’aannada Loo Qaato Ee Tirada Ku Socda
– Qaybta 2aad
—- Sidaad U Qaadan Lahayd Go’aan Waqtiyada Ciriiriga
—- Noocyada Go’aannada Kaa Hor Imaan Kara
—- Miisaanka Go’aanka Saxeexa Ah
—- Ereyo Kugu Hanuuniya Go’aanka Toosan
——– Waa Kuma?
——– Waa Maxay?
——– Xaggee?
——– Goormaa?
——– Sidee?
– Qaybta 3aad
—- Habka Go’aanka Wada Jir Loo Qaato
—- Ha Noqon Siyaasi
– Qaybta 4aad
—- U Wakiilashada Awoodda Qof Kale
—- Kormeerka Macnihiisu Waa Is-Afgarad Iyo Baraarujin
—- Baro Inaad Ku Fekerto Laba Heer
—- La Socodka Xilkaad Qof U Wakiilatay
—- Adigu Waad U Baahan Tahay Fikrooyin Cusub
—- Hababka Wax La Isugu Xilsaaro
—- Habka Ugu Habboon U Xilsaaridda
—- Dhaaf Cali Ha Shaqeeyee

Cutubka 4aad
– Habka Gudbinta Fikradaha Iyo Iswargelinta
—- Codkaagu Ma Gaaraa Dadka Arrinku Khuseeyo Dhammaantii?
– Qaybta 1aad
—- Muujinta Fikradaha
—- Waa Inaad Dadka La Warantid
—- Fanka Gaarsiinta Talooyinka Iyo Amarrada
—- Toban Talo Oo Ku Saabsan Gaarsiinta Amarrada
—- Siyaasadda Wax Is-Dhaadhicinta
—- La Talinta Saraakiisha
—- Toban Qaacido Sidaad Wax Ugu Qaban Lahayd Sarkaal Mushkilo Haysato
—- Habka Wax Isku Dhacsiinta Dariiqada Edbinta
—- Habka Wax Isku Dhacsiinta Xagga Qiimaynta Shaqada
– Qaybta 2aad
—- Sidaad Ugu Guulaysan Lahayd Ulana Qabsan Lahayd Shir Ama Fadhi
—- Sifooyinka Hoggaamiyaha Shirarka
—- Sidaad Ula Dhaqmi Lahayd Dadka Is-Hortaagaya Fekradahaaga
—- Ha Ka Noqonin Shirka Dhegeyste Keli Ah
—- Ka Adkaw Mawduucaaga
—- La Kulanka Dadka Aad Madaxda U Tahay
—- Turturooyinka Fadhiga Xumeeya
—- Waxyaabo Shirka Fashiliya
—- Qiimaha Shaqada Guddiyada
—- Sidaad Uga Dhigi Lahayd Shirka Mid Miro Dhaliya
—- Sidaad Shirka U Maamuli Lahayd
– Qaybta 3aad
—- Sidaad Uga Heli Lahayd Natiijooyinka Ugu Wanaagsan Xagga Qoraallada
—- Habka Wax La Isugu Dhacsiiyo Warbixinnada Iyo Xusuus Qoraalka
– Qaybta 4aad
—- Noocyada Qoraallada
—- Noocyada Xusuus Qoraallada
– Qaybta 5aad
—- Sidaad Uga Heli Lahayd Natiijooyinka Ugu Wanaagsan Warbixinta
—- Habka Loo Qoro Warbixinnada
—- Ceebaha Warbixinnada
—- Sidaad Ugala Soo Bixi Lahayd Warbixinta Murti Kooban
—- Haleelsiinta Warbixinta
—- Hanuuniyaha Habka Loo Qoro Warbixinta Wacan
– Qaybta 6aad
—- Sida Fursadaha Looga Faa’iidaysto
—- Kaasho Qodobadaan Si Aad U Gaadho Horukac
—- Habka Ay U Tababaraan Shirkadaha Qaarkood Maamulayaasha
—- Hoggaamiyaha Fuliyaha Ah Waa In Uu Yahay Muxaafid Iyo Horusocod
—- Tilmaamaha Hoggaaminta Guusha Dhalisa

Cutubka 5aad
– Toosi Naftaada
– Imtixaanka Dallacaadda
– Qaybta 1aad
—- Aqoontaada Shaqada
—- Nooca Shaqada
—- Xaddiga Shaqada
—- Shakhsiyadda Qofka
—- Ka Warqabidda Socodka Shaqada
—- Intee La Isku Kaa Halayn Karaa
—- Talo Curinta
—- U Jajabnaanta Shaqada
—- Bilicsanaanta Xafiiskaa Iyo Naftaada
—- Ka Warqabidda Maamulka Shaqada Qaybaha Kale
– Qaybta 2aad
—- Tijaabi Kartidaada Hawl Fulinta
—- Su’aalihii
—- Jawaabaha

Jaldiga Gadaale

9 thoughts on “Fanka Maamulka

  1. Salaamu calaykum, walaal. Waxaan ka codsanaya maamulka maktabadda inay buuggan noogu soo bandhigaan PDF
    ama isagoo dhammaystiran, waad mahadsan tahay.

    1. wacalaykum salaam, walaal
      buugga wuu ku dhammeystiran yahay halkan, PDF-kana waan soo gelinaynaa, inshaa-Allaah…

  2. Run ahaantii meeshan waxaa ku arkay waxyaabo kuu siyaadinaa waayahan aragtinimo wax tar leh

  3. Asalaamu calaykum. Walaal waad ku mahadsan tihiin waxqabadkiinna waayo wax badan oo aan u baahanahay ayaan ka faaidaysannay, aniga gaar ahaan.

    1. Adaa mudan, walaal. Waynu ku faraxsannahay inay bulshadu ka faaideysaneyso mashruucan.

    1. Haatan gacanta kuma hayno buug si gaar ah uga hadlaya xoghaynta. Haddaan helno waan soo gelinaynaa, haddi kalana waa inaan mid luuqad qalaad ku qoran af Soomaali u turjunnaa, hadduu Alle idmo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *