Raaxada Guurka

 

Tusmada
Baabka Koowaad: Gogoldhigga Guurka
Baabka Labaad: Aqalgalka
Baabka Saddexaad: Galmada
Baabka Afraad: Caafimaadka Galmada
Baabka Shanaad: Turxaan-Bixinta Nolosha Qoyska
Baabka Lixaad: Ciniinnimada Ninka
Baabka Toddobaad: Uuraysiga iyo Madhalaysnimada
Baabka Siddeedaad: Barbaarinta Ubadka
Baabka Sagaalaad: Gudniinka
Baabka Tobnaad: Caadada Sirta ah

8 thoughts on “Raaxada Guurka

  1. Waxaan aad u xiisaynayaa goob cilmiyeeddan la yidhaa maktabadda, kolkaa waxaan jeclaan lahaa in aan ka eego wax aan ku qanci karo ka dibna akhriyi karo waad mahadsantiin walaalayaal.

  2. Asalamu calaykum waraxmatulaahi wa barakaatu.
    Walaalayaal waxaan marka hore idnkugu hanbalyeynayaa howsha wanagsan oo aan ku tilmaami karo suno wanagsan oo ah soo nooleynta qoraalka afkeena hooyo. Xili doqonti ka hijrootey afkoodi qaniga ahaa ee weliba wax moodeen afqalaad.
    waxaan leeyahay Af-qalaad aqoonta miyaa? maya maya.

    Tan labaad, aniga ka Cismaan ahaan waxaan jecelahay inaan qeyb ka qaato soo nooleynta hidihi, afka somaliga ah ha ahaato naxwahiisa iyo gabayadiisa.
    waxaa aad iyo aad idinkugu bogaadinayaa soo uruurinta bugaagta afka Soomaaliga ku qoran oo qaaradaha kala duwan ku kala daadsan aan soo uruurino.
    waad ku mahadsan tihiin walaalayaal
    ajar iyo xasanad Alla ha idinka siiyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *