Boggaan

hadduu Alle idmo, boggaan Maktabadda Af-Soomaaliga, waxaa lagu soo bandhigi doonaa buug iyo qoraallo Af-Soomaali ku qoran.

Ma haysaa buug ama qoraal Af-Soomaali ku qoran? Ma doonaysaa inaad ummadda Soomaaliyeed la wadaagtid? Fadlan noosoo dir, si aan u daabacno, qof walbana uga faa’idaysto. Mahadsanid.

maktabadda | Af-Soomaaliga

3 thoughts on “Boggaan

  1. Waxaan umahad celinaya mas’uuliyiinta maktabaddan ka dib markaan ka helay diiwaanka Sayid Maxamed Cabdalle Xasan oo aan mudda dheer raadinayey, waxaana idinka rajeyn doonaa wax ka badan saaxiibayaal mahadsanidiin.

Comments are closed.