Mindblown: a blog about philosophy.

  • Aqoonyahan

    AQOONYAHAN Warside saddexbiloodle ah oo ay soo saarto Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed S.B. 15 Muqdishow Tel. 22742 Waxaad tirsigan ka akhrisan kartaa:– Himilada Kulliyadda Diraasaadka Islaamka– Naxwaha Af-Soomaaliga– Diinta Waa Baahi Bulsho– Ka-Faa’ideysiga Kulaylka Dhulka– Curriculum Changes at Lafoole Sannadkii 1aadTirsigii 1aadMaarso 1984 GUDDIGA QORAALKAMAXAMUUD ISMAACIIL CABDIRAXMAAN – GUDDOOMIYEMaxamed X. Xuseen Raabi – XUBINMaxamed Cabdi CaruushCabdalla […]

  • Aan Ooyee Albaabka ii Xidha

    AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA Daabacaaddii 1aad Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdi-Bashiir) NALA SOO XIDHIIDH Qofkii dalbanaya buuggan ama haya wax talo ama tusaale ah oo ku saabsan, wuxuu nagala soo xidhiidhi karaa cinwaanada hoos ku qoran: abdibashir@hotmail.com www.somalibooks.org Xuquuqda buuggan oo dhan waxay u dhawran tahay qoraaga, lama daabacan karo idan la’aan. ©Abdibashir Stockholm, Sweden […]

  • Af-Qalaad Aqoontu Miyaa?

    Maxaa keenay in dadka Soomaaliyeed ay afkoodii hooyo ka doorbidaan afaf qalaad? Waxaa qoray Axmed Cali M. Khayre iyo Maxamed Cali Cibaar Qormadan aan ku magacownay Af-Qalaad Aqoontu Miyaa? waxaa kallifay in aan qorno kadib markii aan aragnay xaaladda qatarta ah ee uu ku sugan yahay afkeennii hooyo, kaasoo la dhihi karo, diinta oo ay […]

  • Diintan

    DIINTAN Produced by The Holy Koran Publishing House P.O. Box 7492, Beirut, LEBANON P.O. Box 2409, Damascus, SYRIA Filmset by THE GRAPHIC ARTS SERVICES Beirut   MIDOWGA ISLAAMKA CAALAMIGA EE URURADA ARDAYDA DIINTAN Waxaa Qoray SAYID QUDUB Waxaana Tarjimay Cabdirasaaq Caqli I.I.F.S.O. 1400 A.H. – 1980 A.D. IN THE NAME OF ALLAH THE MERCIFUL THE […]

  • Qur’aanka Kariimka iyo Tarjamada Macnihiisa ee Afka Soomaaliga

    1. Magaca Eebbe yaan ku billaabaynaa ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista. ﭑﭒﭓﭔﭕ QUR’AANKA KARIIMKA Iyo Tarjamada Macnihiisa Ee Afka Soomaaliga Waxaa Ku Sharaf Mutay Amarka Daabacidda Jaamacan Sharafta Badan iyo Tarjamada Macnihiisa Adeegaha Labada Xaram Ee Sharafka Badan Boqor Fahad Ina Cabdulcaziiz Reer Sucuud Boqorka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ﭡﭢﭣ (ﭟﭠﭡﭢﭣﭤﭥ) Waxaa ammaan oo […]

  • Af-Soomaaliga iyo Warfaafinta Maanta

    Af-Soomaaliga iyo Warfaafinta Maanta Axmed F. Cali “Idaajaa”   In kastoo aanu maanta lahayn dawlad u xil-qabta, isla markaasna aanu jirin guddi iyo hay’ado u gaar ah oo dibudhacii kolba uu muto ka samatabbixiya amaba lagala xisaabtamo, haddana af-Soomaaligu wuxuu weli inaga mudan yahay inaynu sidan u dhaanno! Ku-dhowaad labaatan sano ayuu silic iyo saxariir […]

  • Hab-Qoraalka Sheekada Gaaban

    JAMHUURIYADDA DIMOQRAADIGA SOOMAALIYA Akademiyada Cilmiga Fanka iyo Suugaanta Sheekada Gaaban Cabdiraxmaan Cumar Warsame “Feegaar” Daabacaaddil u horreysay — 1983 Buuggan lama daabaci karo lamana beddeli karo iyadoo aan hay’adda ka mas’uulka ah iyo Qoraha lagala tashan. Waxaa lagu daabacay Wakaaladda Madbacadda Qaranka   TUSMADA BUUGGA Mahadnaq Hordhac Waa Maxay Suugaantu? Heerarka Tiraabta Sheekada Gaaban Noofalka […]

  • Gobolka Gedo iyo Ururka Al-Itixaad Al-Islaami

    GOBOLKA GEDO IYO URURKA AL-ITIXAAD AL-ISLAAMI: MAXAA RUN AH? MAXAANSE AHAYN? AXMED F. CALI “IDAAJAA” NOFEMBAR,  1994 ROMA—ITALIA   HORDHAC Saaxiibbeyaal… akhristeyaal: Qoraalkan oo aan ku magacaabay: “Gobolka Gedo iyo Ururka Al-itixaad Al-islaami: Maxaa run ah? Maxaan ahayn?” wuxuu ku dhisan yahay sodcaal 100 maalmood ah oo aan gobolkaas ku tegey intii u dhexaysey bilihii […]

  • Sidee Baan Unooleyn Karnaa Sunnada Ictikaafka?

    [arabic-font]الحمد لله الّذي بنعمته تتمّ الصالحات، والصلاة والسلام على خير البريّات وبعد:[/arabic-font] [arabic-font]الإعتكاف سنة ثابتة عن الرسول صلّى الله عليه وسلّم قلّ المشمِّرون لها، ونقص الراغبون فيها، عن عائشة رضي الله عنها قالت: (كان النبي صلى الله عليه وسلم يعتكف العشر الاواخر من رمضان، حتّى توفّاه الله، ثم اعتكف أزواجُه من بعده) متّفق عليه. وفي […]

  • Jaldiga Gadaal

    JALDIGA GADAAL Beerta Xayawaanka, oo ah buuggan aannu markii u horreysey ku soo bandhigaynno Af Soomaali, waxa uu ka sheekeynayaa sida koox xayawaan ah oo ku noolayd beer mar keli ah uga gilgilatay dulmigii Bani-aadmigu ku hayey. “Kacaan weeye arrinta innala gudbooni,” markii ay yidhaahdeen, ayay dabada kaga dhaceen Bani-aadmigii addoonsan jirey ee iyaga uun […]

Got any book recommendations?