Fataawaha Dumarka: Jaldiga Gadaale

FATAAWAHA DUMARKA
244 su’aalood oo dad Muslimiin ahi ay dalbadeen in looga jawaabo.
Jawaabaha su’aalahan oo ay ka iftoodeen qaar ka mid ah culumada ugu caansan caalamka Islaamka, oo ay ka mid yihiin Ibnu Taymiya, Ibnu Baaz, Ibnu Cutheymiin, Ibnu Jibriin iyo weliba Guddiga Joogtada ah ee Iftaha Sucuudiga.

QAYBAHA GUUD EE BUUGGA
Caqiidada
Is-Daahirinta
Caadada, Nifaaska
Salaadda
Jinaasada
Soonka
Sakada
Xajka
Udxiyada
Guurka
Wada Dhaqanka Labada Isqaba
Furniinka
Asayda
Nidarka
Dhaarta
Labbiska, Xijaabka
Dahabka
Akhlaaqda
Salaanta
Iskudhaf
Dhaxalka

2 thoughts on “Fataawaha Dumarka: Jaldiga Gadaale

  1. Asc
    Sheeq waxaan rabaa sual
    Ina jawabteda maqal ahaan u maqlo
    Suashaa o ah furiinka naag la furay kadib uur ku so bcay isla isbuci la furay isbuci ku xigay??
    Dalaaq bidci ah waaye
    O aa suno ehen waaridka baa rabaan in e wadaad ka maqlaan inu yahay bidci

Leave a Reply to Umu Rasha Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *