Category: Arkaanta Iimaanka
-
Arkaanta Iimaanka
Arkaanta iimaanka waxey ka koobantahay rumeynta : alle iyo malaaiktiisa iyo kutubtiisa iyo rusushiisa iyo maalinta aakhiro iyo qadarka kherkiisa iyo shartiisa. Alle wuxuu yiri : [arabic-font](وَلَٰكِنَّ الْبِرَّ مَنْ آمَنَ بِاللَّهِ وَالْيَوْمِ الْآخِرِ وَالْمَلَائِكَةِ وَالْكِتَابِ وَالنَّبِيِّينَ)[/arabic-font] [arabic-font][سورة البقرة: الآية 177][/arabic-font] Macneheedana waxaa waaye:”… laakiin sama falaha waa ruuxa ruumeeya alle iyo maalinta aakhiro iyo malaaikta […]