Category: Barbaarinta San iyo Rabaynta Suuban ee Ubadka

  • Barbaarinta San iyo Rabaynta Suubban ee Ubadka

    Laga soo billaabo markii Alla uu doonay uumista aadamaha ee uu abuuray aabbeheen Aadam isagoo ka abuuray carrada, hooyadeen Xawaana ka abuuray fadhisii si uu ugu dego una dugsado, intaa ka gadaal Alla waxa uu ka abuuray labadoodii ubad rag iyo dumarba leh ubadkaana ka yeelay kuwa arlada fac ka fac isaga danbeeya, fac kastoo […]