Category: Dastuurka 1979

  • Dastuurka 1979

    DASTUURKA JAMHUURIYADDA DIMOQRAADIGA SOOMAALIYA MUQDISHO, 1979 GOGOLDHIGGA DASTUURKA Shacbiga Soomaaliyeed ee wadajir iyo midmidba ugu halgamaya nolol sharaf leh iyo sinnan aadaminimo ee qaaya leh, dagaalna ugu jira xasilloonida iyo nabadda joogtada ah, gudaha iyo dibeddaba, si uu u fuliyo danaha guud ee Dadweynaha xoogsatada ah, una xaqiijiyo himilooyinka waaweyn ee Kacaankiisa, midnimada Ummaddisa, hirgelinta dhismaba […]