Category: Hoggaamiye Isbeddel Horseeda

  • Hoggaamiye Isbeddel Horseeda

    Saciid Cali Shire Buuggaan waxaan u hibeeyey waalidkay: Aabbe Cali Shire (Eebbe ha u naxariisto, Firdowsana ha ka waraabiyo] iyo Hooyo Faadumo Cali Farax. Waxaan leeyahay: “Eebbow ugu naxariiso si ka fiican siday iigu naxariisan jireen markii aanyaraa” Buuggaan, waxaan sidoo kale u hibeeyey hoggaamiyayaashii hore ee Soomaalida. TUSMO Mahadcelin Gogoldhig Afeef HOGGAAMINTA: GUUD MAR […]