Category: Hoggaanka Baraha

  • Hoggaanka Baraha

    JAMHUURIYADDA DIMOQRAADIGA SOOMAALIYA WASAARADDA WAXBARASHADA IYO BARBAARINTA Xarunta Maamulka Waxbarashada Dadka Waaweyn “HOGGAANKA BARAHA” 1 – Habka Waxbarista Sida badan dadka waaweyn waxaa wax akhriska iyo wax qorista lagu baraa habka lagu magacaabo HABKA XARFAHA. Sidaas awgeed, aradaydu sida wax loo akhriyo iyo sida wax loo qoro baranaysa waxay waxbarashadooda ku billaabaan xarfaha oo ay […]