Category: Marin-Habawsheyaal

  • Marin-Habawsheyaal

    Waxay isku baheysteen inay kacdoon diin-ku-qaraabasho ah ka dhex abuuraan bulshadooda. Abuu Colaad iyo kooxdiisa waxay ku niyad samaayeen in uu Abuu Seef yahay furaha hirgelinta qorshahooda, maadaama uu ahaa nin ay ixtiraam weyn u hayeen bulshada ku nool deegaankaasi. Carruurta iyo haweenka oo ah dadka ugu nugul bulsho kasta ayuu Abuu Seef durbadiiba howsha […]