Category: Saddexda Asal iyo Daliilahooda

  • Saddexda Asal iyo Daliilahooda

    [arabic-font]بسم الله الرحمن الرحيم[/arabic-font]   Ogow Alle hakuu naxariistee in ay korkeenna ku waajibayso in aan baranno afar arrimood: Cilmiga, oo ah barashada Alle, barashada Nabigiisa, iyo barashada diinta Islaamka iyo adiladeeda. Cilmigaas aan barannay in aan ku camal falno. Iyo in aad dadka ugu yeerto. Iyo in lagu sabro dhibka kaa soo gaaraya. waxaa […]