Category: Taariikhda Khulafada

  • Cali

    CALI BIN ABII DAALIB (AMIIRUL MU’MINIIN) ”Hooy ina Abii Daaliboow! miyaadan kuraalli ahayn inaad ii joogta booskuu Haaruun u joogay Muuse CS oo kale, oo aanan ka ahayn inuuna Nebi iga dambeyn”? Sidaa waxaa yiri Nabiga SCW. Cali bin Abuu Daalib (Cabdumunaf) bin Cabdulmudalib (Sheyba) bin Haashim (Camr) bin Cabdumunaaf (Muqiirah) bin Qusay (Zeyd) bin […]

  • Cuthmaan

    CUTHMAAN BIN CAFAAN (AMIIRKII MU’MINIINTA) ”Oo miyaanan ka xishooneyn qof ay Malaa’igtu ka xishooneyso”? Sidaa waxaa yiri Rasuulkii Alle (SCW). Kanina waa saxaabi jaliil ah oo kamid ah saxaabadii Nebi Muxammed SCW ee akhyaarta ahayd, khaliifkii saddexaad ee khulafaa’u Raashidiinka iyo amiirkii labaad ee Mu’miniinta, oo kamid ah kuwii ugu horeysay ee islaamtay, waa mid […]

  • Cumar

    CUMAR BIN ALKHADDAAB (AMIIRUL MU’MINIIN) ”Dadkii idinka horreeyey waxaa kamid ahaa dad la ilhaamiyo, haddiina uu umaddeyda ku jiro qof (la ilhaamiya) waa Cumar” Sidaa waxaa yiri Rasuulka Alle (SCW). Abuu Xafsah Cumar bin Al Khaddaab, waa mid kamid ah saxaabadii suubaneyd ee udgoon badane xabiibkeenii Muxammed SCW. Waxuu ahaa mid kamid ah raggii Rasuulka […]

  • Abuu Bakr

    ABUU BAKAR SIDDIIQ (KHALIIFKII RASUULKA ALLAH SCW) ” Haddii iimaanka Abuu Bakar miisaan la saaro oo misna iimaanka ummadayda miisan la saaro, waxaa cuslaan lahaa iimaanka Abuu Bakar”. Sidaa waxaa yiri Rasuulka Alle (SCW). Shaki kuma jira inuu ahaa kii ugu fadliga badnaa uguna iimaan badnaa umadda Nebi Muxammed SCW kadib dhimashadiisii, taana waxaa kusoo […]

  • Taariikhda Khulafada

    Taariikhdii Khulafaa’u Raashidiin Muxammed Daahir Cabdi HORDHAC Illaahay baa mahad leh, isagaanuna magacyadiisa ku weydiisaneynaa dembi dhaaf. Waxaanuna ka magan galeynaa shararka nafaheenna iyo xumidda howlahannaga. Kan uu Illaahay hanuuniya ma jirto cid baadiyeyn karto. Kan uu lumiyaana, wax hanuunin karaa majirto. Waxaan qirayaa inuusan jirin mid xaq lagu caabbudo oo aanan Illaahay (kaliga ah) […]