Category: Waa Maxay Falentayn

  • Waa Maxay Falentayn?

    Maxammed A. Cabdi Febraayo 13, 2010   Waa maxay Maalinta Jacaylka ee 14ka Febraayo? Taariikhda iyo Sharciyadda Islaamiga. Horudhac Waxaa nagu soo socota maalinta 14ka Febraayo oo loo yaqaanno Maalinta Valentine oo ay dadku u yaqaanaan “Maalinta Jacaylka Aduunka” ama Valentine’s Day . Dalalka reer galbeedka maalintaas waxaa lees dhaafsadaa fariimaha jacaylka xambaarsan dadka is […]