Dhibbanaha Aan Dhalan

Sheekadaan waxaa qoray qoraaga caanka ah ee Faarax Maxamed Jaamac “Cawl” isagoo xus uga dhigay sheekadaan 37dii ardey iyo 4tii macalin ee sida arxan darrada ah ay ugu xasuuqeen magaalada Boorama diyaaradihii Xabashidu iyo kuwii kale ee ay nolosha ku naafeeyeen 30kii Janaayo 1984tii.

_________________________

Tusmo

Hordhac
Qeybta Koowaad
Qeybta Labaad
Qeybta Saddexaad
Qeybta Afraad
Qeybta Shanaad
Qeybta Lixaad
Qeybta Toddobaad
Qeybta Siddeedaad
Qeybta Sagaalaad
Qeybta Tobnaad
Qeybta Kow iyo Tobnaad
Qeybta Labo iyo Tobnaad
Qeybta Saddex iyo Tobnaad

Nolosha Qoraha


Posted

in

by

Comments

5 responses to “Dhibbanaha Aan Dhalan”

  1. Axmed

    Qaybihii kale kuma jiraan miyaa walaal sheekadan Dhibbanaha Aan Dhalan?

    1. maamule

      Waa lasoo saari doonaa hadduu Alle idmo…

  2. Maxamed Cabdi Fiqi

    Waxaa Mahad Leh Allaah (SW) ii Suura Galiyey in Aan Soo Booqdo Website-kaan, Halkaan Waxaan ka Helay Buug Aan in Badan Raadinaayey Buuggaas oo ah “Dhibbanaah Dhalan” Waxaa Jirta Qeyb Qabyo ah oo Aan ka Aqriyey Buugga. Balse Hadaad Heysaan Buugga oo Dhameystiran Waxaan idinka Codsan Lahaa in Aad ila Soo Wadaagtaan Qaabkaan ku Heli Karo.
    Mar 2aad Mahadsanidiin.

  3. Nuur Shiikh Xasan

    OK. waxaan leeyahay guul

  4. Ali

    Sheekadaan aad baan uga helaa, ee ma heli karaa buugga

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *