Bariiskayga Eebbaa Hayee

Abshir Bacadle, Alla ha u naxariistee, waxaa uu guurowgaan gaaban tiriyey noloshiisa markii uu ugu dhaqaale xumaa, uguna xaas badnaa: Bayd ijaara biil iyo korsocod bahasiyeed gaarey Intii beled carruur tii rabtaan baadi goob ahaye Burjikada waxaa iiga daran bariba nooc kooba Bariiskayga Eebbaa hayee baqana ii dheere Baddal khayr leh waxii naga bixiyo baaqi … Continue reading “Bariiskayga Eebbaa Hayee”

Abshir Bacadle, Alla ha u naxariistee, waxaa uu guurowgaan gaaban tiriyey noloshiisa markii uu ugu dhaqaale xumaa, uguna xaas badnaa:

Bayd ijaara biil iyo korsocod bahasiyeed gaarey
Intii beled carruur tii rabtaan baadi goob ahaye
Burjikada waxaa iiga daran bariba nooc kooba
Bariiskayga Eebbaa hayee baqana ii dheere
Baddal khayr leh waxii naga bixiyo baaqi barakooba

Shirib:
Burjikaan biil usoo jarshoo ka baxey baab siyaasadeed
Boqorka bad muggeed baxshoow baraka beeca noogu yeel!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *