Hoggaamiye Isbeddel Horseeda

Saciid Cali Shire

Buuggaan waxaan u hibeeyey waalidkay:
Aabbe Cali Shire (Eebbe ha u naxariisto, Firdowsana ha ka waraabiyo] iyo
Hooyo Faadumo Cali Farax.
Waxaan leeyahay:
“Eebbow ugu naxariiso si ka fiican siday iigu naxariisan jireen markii aanyaraa”

Buuggaan, waxaan sidoo kale u hibeeyey hoggaamiyayaashii hore ee Soomaalida.


TUSMO

Mahadcelin
Gogoldhig
Afeef

HOGGAAMINTA: GUUD MAR
Muhimmadda hoggaaminta
Waa maxay hoggaamintu?
Maxay ku kala duwanyihiin hoggaamiye iyo maammule
Xirfadda hoggaaminta
Hilinka hoggaaminta
Xaggee hoggaamiyayaashu ka bartaan hoggaaminta?
Hawlaha hoggaamiyaha
Wanaagyada iyo ceebaha hoggaaminta
Hoggaamiyaha fiican iyo hoggaamiyaha xun
Soomaaliya iyo hoggaaminta

BAADI-GOOB: HOGGAA-MIYAYAASHIIHORE EE SOOMAALIYA
HOGGAAMIYAYAASHII HORE EE SOOMAALIYA
Hoggaamiyayaashii Soomaaliya: Islaamka hortiis
Hoggaamiyayaashii Soomaalida: sebenkii Islaamka
Hoggaamiyayaashii Soomaaliya: sebenkii gumaysiga

AASAASKA HOGGAAMINTA
ARAGTIYIHII HORE EE HOGGAAMINTA
Shiinayskii ho re (Sun Tzu)
Giriiggii hore (Socrates iyo Plato)
Thomas Aquinas (1225-1274)
Niccilo Machiavelli (1469-1527)
ARAGTIDA SIFADA (1880-1940)
ARAGTIDA QAABDHAQANKA (BEHAVIOURAL THEORY)
ARAGTIDAIXTIMAALKA (CONTINGENCY THEORY)
ARAGTIYAHA CUSIIR FE unr.r.A amimta
ISLAAMKA IYO HOGGAAMINTA
Soomaalida iyo aasaaska hoggaaminta

TIIRARKA IYO UDUB-DHEXAADKA HOGGAAMINTA: GUUDMAR

DABCIGA IYO QIYAMKA
DABCIGA HOGGAAMIYAHA
QIYAMKA
Dabciga iyo qiyamka hoggaanka Soomaalida

HORUMARINTA HIRAALKA
Hoggaaminta istaraatiijiga ah
Muhimmadda hiraalka
Sidee loo sameeyaa hiraalka
Gudbinta hiraalka
Soomaalida iyo horumarinta hiraalka
Sidee hoggaamiyuhu dadka U soo jiitaa

DAD SOO JIIDASHADA
Awoodda
Dhiirrigelinta (motivation)
Sidee hoggamiyayaashu dadka ku kasbadaan
Hoggaanka Soomaalida iyo soo jiidashada shacabka

WAR-GAARSIINTA
SIDEE HOGGAAMIYAYAASHU WARKA U GUDBIYAAN
Kannaalada war-gaarsiinta la mariyo
ipwcelinta
War-gaarsiinta xilliga xaaladdu adag tahay

KHILAAFAADKA IYO XALLINTOODA
Xallinta dhibaatooyinka
Garaadka hoggaamiyaha iyo fahanka xalka
Soomaalida iyo war-isgaarsiinta

SIDEE HOGGAAMIYUHU WAX U BEDDELAA?
Muhiimadda isbeddelka
Isbeddellad taabagalka noqda
Hoggaamiyaha isbeddelka dhaliya
Xaaladda
Hoggaamiye wax beddela
Soomaalida iyo horseedidda isbeddellada

HOGGAAMINTA KOOXAHA
SIDEE KOOXUHU U SAMAYSMAAN?
Waxqabadnimadda kooxaha
Hawlaha hoggaamiyaha kooxda
Hoggaaminta kooxaha kala firirsan

HOGGAAMIYAHA MUSTAQBALKA
MAXAAD KA KORORSATAY BUUGGA?
Tayada hoggamiyaha

RAADRAAC

4 thoughts on “Hoggaamiye Isbeddel Horseeda

  1. buugaagtan walaal intooda badan waxaa la soo dhigaa khadka ka dibna waxaad nala wadaagtaan wanaagooda, intaas markaad na tustaan waxaa ku xiga iibso buuggan oo bixi intaas oo USD ah sidaa awgeed walaal saw ma jiraan buugaag uu aqoonyahanka soomaaliyeed ugu deeqay dadkiisa fadlan noo soo dira hadday jiraan buugaag bilaash ah oo dadkayagu noogu deeqeen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *