Tag: Dktr. Cabdisalaam Sheekh Xasan

  • Jaldiga Gadaale

    Taariikhda Soomaaliyeed iyo Tartanka Qabiilka waa buug iftiiminaya sooyaalka qoddada dheer ee ay ummadda Soomaaliyeed ku leedahay Geeska Afrika. Wuxuu tilmaamayaa isbedelladii soo maray iyo xiriirradii ay la lahaan jireen qawmiyadaha ku dhaqan gobolka Geeska Afrika. Wuxuu kaloo si tifaftiran uga hadlayaa maamulladii ka jiri jirey dhulka Soomaaliyeed intaan gumeystayaashu qabsan iyo sidii ay isaga […]

  • Tixraacyo

    Aw Jaamac Cumar Ciise (1974) Diiwaankii Gabayadii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Muqdisho. Aw Jaamac Cumar Ciise (1995) Qaranjabkii Soomaaliya. Mombasa, Kenya. Besteman, C. (1999) Unraveling Somalia, Race, Violence and the legacy of slavery. Philadelphia, University of Pennsylvania Press. Brons, M.H. (2001) Society, Security, Sovereignty and the State in Somalia, from […]

  • Qaybta Afraad

    4.1 Gunaanad iyo Talooyin Sida aan la wada socono, dalka Soomaaliya waa dal aad u baaxad weyn oo lagu qiyaasay inuu laban-laab iyo ka badan ka weyn yahay dalka Ingiriiska. Waxaan leenahay xeebta Qaaradda Afrika ugu dheer, taas oo ay ku jiraan khayraad aad u fara badan. Waxaa kaloo dalkeenu leeyahay xoolo kor u dhaafay […]

  • Qaybta Seddexaad

    3.1     Dumintii Qaranka Soomaaliyeed Kadib markii ay isbahaysiga uu Midowgii Sufyeeti hoggaaminayo ka adkaadeen ciidamadii Soomaaliyeed, waxaa abuurmay dagaal qaawan oo lagu ridayo dowladii Soomaaliya. Waxaa sabab laga dhiganayey iney tahay dowlad uu madax ka yahay kaligi talis madax adag oo khatar ku ah waddamada deriska la ah. Halgankaas oo wajiyo badnaa, waxaa ka mid […]

  • Qaybta Labaad

    2.1     Dowladihii jiray 1960-1969 1dii bishii Luulyo 1960kii, waxaa midoobey wadahal bilo qaatay kadib labadii qaybood ee ay kala gumeysanayeen Ingiriiska iyo Talyaaniga oo kala ahaa waqooyiga iyo koofurta dalka Soomaaliya. Waxaa kala hogaaminayey Cabdullaahi Ciise oo madax u ahaa SYL iyo Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo hogaaminayey SNL iyo Michael Mariano oo asna madax […]

  • Qaybta Koowaad

    1.1 Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed Dadka ku nool Soomaaliya waxaa lagu qiyaasay iney yihiin 6.38 milyan (UNDP, 2001). Cadadkaas boqolkiiba-24 waa reer magaal, boqolkiiba-17 waa beeraley iyo xoola dhaqato degan, boqolkiiba-59na waa reer guuraa xoola dhaqato ah. Dhaqaalaha Soomaaliyeed waxaa uu ku dhisanyahay xoolaha nool, kuwaas oo kala ah 5.5 milyan Geel ah, 5 milyan […]

  • Gogoldhig

    Qorista kitaabkan, waxaa igu dhaliyey markii aan ka qayb galay shirka dib uheshiisiinta Soomaalida ee Mbagathi, Keenya. Shirkaas oo ah kii 14aad oo loo qabto madaxda kooxaha hubeysan ee ka jira dalka, waxaa iiga soo baxday in hoggaamiyaasha kooxaha iyo dadka kala taabacsan oo u nacamleynaya aaney diyaar u ahayn in Soomaaliya yeelato dowlad soo […]

  • Arar

    Waxaan ka afeefanayaa erayada aan adeegsaday oo aan isku dayey iney ahaadaan kuwa dhexdhexaad ah, haddii ay qof si kale ula muuqdaan inuu ii cudur daaro, maxaa yeelay Afka Soomaaligu waa mergi oo dhinacii aad u jiidaba waad u qaadan kartaa. Waxaan kale oo aan ka cudurdaaranayaa siiqada iyo ujeedada uu xambaarsan yahay kitaabkan, oo […]

  • Mahadnaq

    Marka hore, waxaa mahad leh Allihii ii sahley inaan qoro kitaabkan. Marka xigta, waxaa mahad aan u celinayaa xaaskayga oo gacan igu siisey dhammeystirka kitaabkan, dulqaadna u yeelatay mudadii aan ku mashquulsanaa qorista buugan. Waxaa kaloo duco iyo mahadnaqba u jeedinayaa wiilkeyga Mustafa Cabdisalaam oo isagu iga caawiyey xagga isticmaalka iyo ka faa’ideysiga macluumaad aan […]

  • Taariikhda Soomaaliyeed iyo Tartanka Qabiilka

    Dr. Cabdisalaam Sheekh Xasan   TUSMO Mahadnaq Arar Khariidado Gogoldhig Qaybta Koowaad Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed Qaab-Dhismeedka Qabiilka Maamuladii ka jiray dhulka Soomaaliyeed Boqortooyadii Bunti Saldanadii Benaadir Saldanadihii ka jirey dhulka Soomaaliyeed ee Itoobiya haysato iyo gobolka Awdal Saldanadii Waqooyi Bari Saldanadii Seylac Saldanadii Hobyood Saldanadii Sanaag Boqortooyadii Ajuuraan Saldanadii Geledi Qaybsashadii Dhulka Soomaaliyeed Dhaqdhaqaaqyadii […]