Tag: Machadka Kombyuutarka ee Dahabi
-
Kombyuutarka – Horudhac
Waxaa laga yaabaa in uusan erayga kombyuutar kuugu cusbayn, hase ahaatee waxaa dhici karta in aadan aqoon badan u lahayn ama aad ka haysatid aragti aan ahayn micnihiisa dhabta ah. Dad badan ayaa u haysta in uu kombyuutarku yahay aalad wax lagu qorto oo kaliya; qaar kale ayaa iyaguna cuqdad ka qaba oo u yaqaan […]