Tag: Maxamed Cali Cibaar

  • Af-Qalaad Aqoontu Miyaa?

    Maxaa keenay in dadka Soomaaliyeed ay afkoodii hooyo ka doorbidaan afaf qalaad? Waxaa qoray Axmed Cali M. Khayre iyo Maxamed Cali Cibaar Qormadan aan ku magacownay Af-Qalaad Aqoontu Miyaa? waxaa kallifay in aan qorno kadib markii aan aragnay xaaladda qatarta ah ee uu ku sugan yahay afkeennii hooyo, kaasoo la dhihi karo, diinta oo ay […]