Category: Gobolka Gedo iyo Ururka Al-Itixaad Al-Islaami
-
Gobolka Gedo iyo Ururka Al-Itixaad Al-Islaami
GOBOLKA GEDO IYO URURKA AL-ITIXAAD AL-ISLAAMI: MAXAA RUN AH? MAXAANSE AHAYN? AXMED F. CALI “IDAAJAA” NOFEMBAR, 1994 ROMA—ITALIA HORDHAC Saaxiibbeyaal… akhristeyaal: Qoraalkan oo aan ku magacaabay: “Gobolka Gedo iyo Ururka Al-itixaad Al-islaami: Maxaa run ah? Maxaan ahayn?” wuxuu ku dhisan yahay sodcaal 100 maalmood ah oo aan gobolkaas ku tegey intii u dhexaysey bilihii […]