Category: Sifeynta Islaamka

  • Sifeynta Islaamka

    التصفية والتربية Ka sifeynta diinta Islaamka wixii lagu soo daray, iyo Muslimiinta oo lagu barbaariyo diintooda siday kusoo dagtay. Wuxuu yiri al-callaama Sheekh Albaani (Eebbe ha u naxariistee)  isagoo la hadlaya Muslimiinta ku xiran Diintooda, gaar ahaan kuwooda dhalinyarada ah ee la socda ugu horeyn dhibaatada heysata Muslimiinta, marka xigtana isku taxalujiya sidii ay u […]