Tag: Sheekh Maxamed Naasiruddiin al-Albaani

  • Siduu Utukan Jiray Nebiga

    naxariista Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee تلخيص صفة صلاة النبي صلى الله عليه و سلم Qore Sheekhul-Islaam Maxamed Naasirud-diin al-Albaani -Eebbe ha u naxariistee- Turjume CabdiRisaaq Maxamed Cilmi “ina Warfaa” Qof kasta ayaa xaq u leh inuu daabacdo tarjamada kitaabkan oo ma dhowrsana. Weli lama daabicin kitaabkan La soo xiriirka turjumaha ee ku saabsan […]

  • Sifeynta Islaamka

    التصفية والتربية Ka sifeynta diinta Islaamka wixii lagu soo daray, iyo Muslimiinta oo lagu barbaariyo diintooda siday kusoo dagtay. Wuxuu yiri al-callaama Sheekh Albaani (Eebbe ha u naxariistee)  isagoo la hadlaya Muslimiinta ku xiran Diintooda, gaar ahaan kuwooda dhalinyarada ah ee la socda ugu horeyn dhibaatada heysata Muslimiinta, marka xigtana isku taxalujiya sidii ay u […]