Category: Taariikh Nololeedka Culumada
-
Taariikh Nololeedka Culumada
Taariikh nololeedkii sheekhii Muslimiinta ibna Taymiya Imaam mujtahid sheykhul-Islaam Dhalashadiisii Taqiyuddiin abul Cabaas Axmed ina CabdilXaliim ina CabdiSalaan ina Taymiya oo ahaa reer Xaraani. Wuxuu ku dhashay Xaraan maalin isniin ah tobankii Rabiicul-awal sanadka Hijrigu markuu ahaa 661H. Barbaarkiisii Wuxuu ku koray guri diinta laga barto, oo awoowgiis Abul Barakaat CabdiSalaan wuxuu ahaa sheekhii qoray […]