Tag: CabdiRisaaq Maxamed Cilmi “ina Warfaa”
-
Qaamuus Carabi-Soomaali oo Kooban
Qaamuus soomaali carabi oo kooban قاموس صومالي عربي Qore CabdiRisaaq Maxamed Cilmi “ina Warfaa” عبد الرزاق محمد علمي ( ابن ورفا ) Weli lama daabicin kitaabkan Qof kasta ayaa xaq u leh inuu daabacdo qaamuuskan oo ma dhowrsana La soo xiriirka qoraha ee ku saabsan qaamuuska Haddii aad xiiseyneysid qaamuuskan oo aad dooneyid inaad ogaato […]
-
Taariikh Nololeedka Culumada
Taariikh nololeedkii sheekhii Muslimiinta ibna Taymiya Imaam mujtahid sheykhul-Islaam Dhalashadiisii Taqiyuddiin abul Cabaas Axmed ina CabdilXaliim ina CabdiSalaan ina Taymiya oo ahaa reer Xaraani. Wuxuu ku dhashay Xaraan maalin isniin ah tobankii Rabiicul-awal sanadka Hijrigu markuu ahaa 661H. Barbaarkiisii Wuxuu ku koray guri diinta laga barto, oo awoowgiis Abul Barakaat CabdiSalaan wuxuu ahaa sheekhii qoray […]