Tag: Aadam Cabdi “Abuu Zuhri”

  • Sheeko Aniga Iga Oohisay

    لقد كان في قصصهم عبرة Assalaamu Alaykum walaalaha qeymaha iyo qaayaha badan ee kuxiran websitekan qeymaha badan. Maanta iyo maqaalkeena wuxuu ku saabsan yahay sheeko aniga iyo dad badan oo akhriyey ka oohisay. Waxaan quud-daraynaya inaad idinkana cibro ku qaadankartaan oo ah hadafka dhan ee sheekooyinka. Sheekadu waxay ku socotaa gabadh magaceeda layirah Cassie iyo […]