Tag: Abuu Ibraahiim

  • Qeybta 50aad: Dhammaad

    Ikhwaanii waxaan kala tagnay ayadoo meel walba nalagasoo galay. Waxay ahayd arrin Allaah ku kala saarayo mujaahidiintii dhabta ahaa iyo munaafiqiintii murjifiinta ahaa. Waxaa gaaladii haleelay ama raacay shayaadiintii ama jawaasiistii. Siyaabo kala gaddisan ayay gaaladu u wadatay jawaasiisteedii. Shariif oo ahaa hoggaankii ugu sarreeyay mujaahidiinta waxaa lagu qaatay diyaarad asaga oo ku sugan agagaarka […]

  • Qeybta 49aad

    Ikhwaanii waxaan kala tagnay ayadoo la sugayo in xabbaddu billaabato. Xabaddii waa billaabatay oo fooddaa la isku dhiftay. Waxaa jabay oo laga adkaaday gaaladiii isasoo bahaysatay iyo iimaanlaawayaashii ay ku shaqaysanayeen (murtaddiintii). Walaalayaal waxaan soo marnay dhismihii imaaradaan Islaamiga ahayd inay Madaxwayne iyo Wasiirka Gaashaandhigga ka ahaayeen Shariif iyo Indhacadde. Labaduba waxay ahaayeen jawaasiis gaalada […]

  • Qeybta 48aad

    Ikhwaanii waxaan soo aragnay mujaahidiintii oo dhul aad u ballaaran nabadeeyay oo mooryaantiina hubkii ka dhigay dadkiina u jiheeyay waxsoosaar iyo iskaashi iyo isku duubnaan xag walba ah. Waxaan kala tagnay ayadoo mujaahidiinta weerar qorshaysan uu kusoo maqan yahay mujaahidiintuna ay diyaargaroobeen. Waxaan xusnay haddii wadajirka mujaahidiintu midaysan yahay inay isaga filan yihiin cadawga Ilaahay […]

  • Qeybta 47aad

    Ikhwaanii waxaan kala tagnay ayadoo magaalada Xamar iyo hareeraheedii la nabadeeyay oo ay shaqaynayaan dhammaan waxyaabihii daruuriyaadka ahaa. Waxaa si dhab ah usoo muuqday isku fillaansho ay gaartay mandaqadda koonfureed khaasatan magaala-madaxdii iyo hareeraheedii. Waxaa laga maarmay ciidan shisheeye oo yiraahda waxaan soo celinaynaa nabaddii Soomaaliya. Waxaa laga maarmay hay’adihii oran jiray waxaan badbaadinaynaa kumanaan […]

  • Qeybta 46aad

    Bismillaahi wabacdu. Waa qormadeennii 46aad. Ikhwaanii waxaan kala tagnay ayadoo magaaladii Xamar ahayd afka noo kala hayso. Waxaan soo marnay ayadoo magaalada laga nadiifiyay wax alla wixii khabaa’ith ahaa ama xumaan oo dhan inti la awooday. Maahmaah ayaa waxay ahayd qofkii madaxa meel la helaa minjuhuu meel la daydaydaa. Bulshadii ayadoo dhibban oo madaxii iyo […]

  • Qeybta 45aad

    Bismillaahi wabacdu. Waa qormadeennii 45aad. Ikhwaanii waxaan kala tagnay annagoo ballanqaadnay inaan wax ka xusno waxqabadkii iyo halgankii ay soo mareen mujaahidiinta Soomaaliyeed (Shabaabul Mujaahidiin). Mujaahidiintu waxay soo wadeen dagaalkaan ay kula jiraan gaalada iyo gaalaraacyada muddo dheer. Intaas ay dagaalka ku jireenna waxaa lagu hayey dhibaatooyin aad u badan sidoo kalena waxaa diiddanaa in […]

  • Qeybta 44aad

    Bismillaahi wabacdu. Waa qormadeennii 44aad. Ikhwaanii waxaan kala tagnay annagoo ballanqaadnay inaan faahfaahinno taariikhdaan dantii aan ka lahaa iyo cidday ku wajahan tahay. Waxaan joognay magaaladii Kismaanyo oo ducaaddii lagu yiri ama mujaahidiintii soo wareejiya gacan ku haynta magaalada maslaxad baa ku jirtee, ducaaddiina ay yiraahdeen yeeli mayno inaan wareejinno magaalada oo annagaa gacanta ku […]

  • Qeybta 43aad

    Ikhwaanii waxaan kala tagnay ayadoo lagu jiro shir. Shirku wuxuu ku saabsanaa magaalada Kismaanyo in gacanta loo galiyo mooryaantii magaalada laga qabsaday ehelladoodii ama duqowdoodii. Waxaa qabiilka ergo ka ah oo gogosha dhigay ururkii Al-Ictisaam culumadoodii. Culumada warkoodu wuxuu leeyahay saddex waji: Maamul wanaag iyo maslaxatu-dacwa. Qabiil iyo masaalixu-dacwa (tanaasul) Siyaasad qarsoon oo gaalo loogu […]

  • Qeybta 42aad

    Walaalayaal waxaan kala tagnay ayada oo farta wadnaha lagu hayo oo laga cabsi qabo in dagaal ka qarxo magaalada Muqdisho, dagaalkaas oo u dhexeeya Midowgii Maxaakimta Islaamiga iyo hoggaamiye-kooxeedyadii Muqdisho oo u arkay in kuraastoodii ay khatari ku jirto. Magaalada Muqdisho waji kale ayey gashay, waxaa soo muuqda dagaal ka duwan dagaalladii ay horay u […]

  • Qeybta 41aad

    Ikhwaanii waxaan kala tagnay ayadoo maxkamadihii Islaamiga ahaa loo tashaday oo inta dawlad Karazaay ah lagusoo dhisay Carta ciidammadii iyo madaxdoodiiba la yiri waxaad tihiin dawlad. Dawladdaas waxaa madax ka ahaa Cabdi Qaasim Salaad Xasan. Waxaa loo soo sameeyey oo kaliya in lagu burburiyo Maxaakimtii Muqdisho ka hanaqaadday oo gaartay heer caalami ah ama awood […]