Tag: Burhaan Cali

  • Coley

    Burhaan Cali Waan xasuustaa markii iigu horreysay ee aan muuqeeda arko xilahayga aan ula baxay ‘Coley’ laakiin waalidkeed ugu wanqaleen ‘Saafi’. Waxay ahayd galab dhiillo colaadeed taagnayd oo iyada iyo dhawr dumar ah oo caraysani ay ragga dhagxinayeen iyagoo islamarkaana ku dhawaaqaya, ” Kacoo dagaalka aadda, raggii go’ye ama noo bixiya saraawiisha, oo gashada diraca […]