Tag: Faarax “Cawl” Maxamed Jaamac

  • Qeybta Koowaad

    “Nin walba halkii bugtaa isagey belbeshaaye, nin hooyadiis oohinteed maqlayow koleyba waa eedaadkaaye adigiyo urugadaa dheh, nin walaashiis ka ag barooraneysow ciishootaye adigiyo ciilkaa dheh, anigana tiiraanyadey iyo taahey dheh, saa gabartaan jeclaa baan ba’aydeeda haweeniyo baroorteed maqlayaa, magaceedu waa Bilan, bil soo baxday weeye, qalbigey bishaa, oo ballan baanu lahayn, quruxdeedu waa dhif, biyo […]