Taariikhda Soomaaliyeed iyo Tartanka Qabiilka

Dr. Cabdisalaam Sheekh Xasan


 

TUSMO

Mahadnaq
Arar
Khariidado
Gogoldhig

Qaybta Koowaad
Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed
Qaab-Dhismeedka Qabiilka
Maamuladii ka jiray dhulka Soomaaliyeed
Boqortooyadii Bunti
Saldanadii Benaadir
Saldanadihii ka jirey dhulka Soomaaliyeed ee Itoobiya haysato iyo gobolka Awdal
Saldanadii Waqooyi Bari
Saldanadii Seylac
Saldanadii Hobyood
Saldanadii Sanaag
Boqortooyadii Ajuuraan
Saldanadii Geledi
Qaybsashadii Dhulka Soomaaliyeed
Dhaqdhaqaaqyadii Gobanimadoonka
Halgankii Sayid Maxamed
Gobanimadoonkii SYL iyo SNL
Doorashooyinkii xorriyada ka horreeyay

Qaybta Labaad
Dowladihii jiray 1960-69
Dowladii Kacaanka
Cinqilaabkii Ciidamada
Hantiwadaagii Cilmiga
Horumarkii Kacaanka
Dib-u-dhacii Kacaanka

Qaybta Saddexaad
Dumintii qarankii Soomaaliyeed
Shirarkii dib-u-heshiisiinta
Shirkii dib-u-heshiisiinta Jabuuti ee 1991dii
Shirkii dib-u-heshiisiinta ee Addis Ababa
Shirkii dib-u-heshiisiinta ee Qaahira
Dhisidii Maamul goboleedka Buntland
Shirkii dib-u-heshiisiinta ee Carta
Shirkii dib-u-heshiisiinta Mbagathi
Caqabadaha hortaagan dhisme dowlad qaran
Demoqraadiyada iyo Soomaaliya

Qaybta Afraad
Gunaanad iyo Talooyin
Tixraacyo

Jaldiga Gadaale

10 thoughts on “Taariikhda Soomaaliyeed iyo Tartanka Qabiilka

  1. Aad iyo aad baad u mahadsan tahay, waxaana qabaa haddii la hili lahaa Aqoonyahanno sidaas wax u iftiimiya in aan horumar fiican gaari lahayn. Waxaan kaloo aad u jeclaan lahaa haddii la heli karo qoraalladii Ingiriisku ugu wareejiyey Dhulka Soomaalida Itoobiya in loo soo bandhigo Jiilka hadda iyo kuwa soo socdaba.

  2. asc waan idin salamayaa.
    Salaan kadib waxaan jeclaa inan idin weyddiiyo buuggan Taariikhda Soomaaliyeed iyo Tartanka Qabiilka, miyuu soo gaarey maktabadaha magaalada Muqdisho? Haduu soo gaareyna igu caawiya goobaha aan ka heli karo.
    Mahadsanidiin

  3. Ma heli karaa buugan oo dhamaystiran Taariiqda somalida iyo Tartanka Qabaa ilka

  4. Waxan aad ugu farax sanahay in aan ka akhristo maktabada Afka Soomaaliga, in aan kabarto taariikhdeena soo jireenka ah. Aad baan ufarax sanahay.

  5. “Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan ka akhriyo maktabadda. Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan barto Afka Soomaaliga iyo taariikhdiisii hore. Aad baad u mahadsan tahay.”
    Haddii aad rabto qaab ka gaaban, kan kalena waa fiican yahay: “Aad ayaan ugu faraxsanahay maktabaddan. Wax badan ayaan ka bartay Afka Soomaaliga iyo taariikhdiisa. Mahadsanid.”
    Haddii aad rabto in lagu qoro English

Leave a Reply to Mahamed Ahmed Abdullahi Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *