Category: Barbaarinta Ubadka

  • Cutubka 10aad

    Arrimaha la doonayo in ilmaha lagu baro dhallaanimadooda Arimaha la doonayo in lagu barbaariyo ubadka Waxaa waajib ah in ilmaha la baro aadaabta Islaamka iyo arimaha guud ee qofka muslinka ah lagu aqbalayn garasha la’aantooda, marka waxaa muhim ah in ilmaha intay yaryihiin la baro arimaha soo socda: Shanta Tiirar ee Islaamka 1. Inaad qirto […]

  • Cutubka 9aad

    Talooyin Qodobada ugu mudnaanta badan barbaarinta ubadka Doorashada oori fiican iyo say saalax ah. Doorasha oorida wanaagsan iyo sayga fiican waa tallaabada ugu horraysa ee la doonayo in la qaado haddii la doonayo in la helo ubad barbaarintoodu hagaagsan tahay, arintaasna rasuulku s.c.w aad ayuu uga hadlay, wuxuuna ku booriyey umadiisa inay ku saleeyaan guurkooda […]

  • Cutubka 8aad

    Habkii Rasuulku ula dhaqmi jiray caruurta Wuu u ducayn jiray Wuu salaami jiray Wuu la kaftamin jiray Wuu dhunkan (shumin) jiray Wuu xambaari jiray Wuu la ciyaari jiray Wuu waanin jiray Siduu ula dhaqmi jiray Rasuulku ilmaha Caruurnimadu waxay leedahay xaalada khaas ah, oo rabta in loola dhaqmo hab ka duwan qaabdhaqanka dadka waa wayn, […]

  • Cutubka 7aad

    Qaabab wax lagu barbaariyo – Dayashada – Caadaysiga – Tala bixinta – Dhacdooyinka – Jacaylka iyo kalgacaylka – Cadaaladda iyo eexasho la’aanta Siyaabaha lagu barbaariyo ilmaha 1. Babbaarinta suubban ee ku salaysan diinta Islaamka waa waxa ugu muhimsan ee lagu barbaarin karo ubadka, waayo barbaarinta Islaamku waa mid xambaarsan aqoon siinaysa ilmaha caqli ay ku […]

  • Cutubka 6aad

    Dhinacyada barbaarintu beegsanayso – Jirka – Caqliga – Ruuxda – Nafta Noocyada Barbaarinta Manhajka barbaarinta ubadka waa inuu ahaadaa mid daboolaya baahida ilmaha oo idil, baahidaas oo lagu tibaaxo inay tahay waxyaabaha naftu ka kooban tahay oo ah jir, ruux. caqli, iyo naf. Kobcinta jirka Caanaha hooyada Maxay yihiin faa’idooyinka caanaha hooyada? Caanaha hooyadu waa […]

  • Cutubka 5aad

    Waalid baan noqdaye maxaa ila gudboon? Dareen xilkasnimo Aqoon iyo khibrad kororsi Astaamaha waalidka fiican Astaamaha waalidka xun Mar haddii aad waalid noqotay waxaa kula gudboon inaad muujisid dareen u qalma waalidnimada, waa inaad noqotaa qof xilkasa oo kasoo dhalaali kara xilka waalidnimo, waayo mar haddii aad waalid noqotay waxaa kugu soo biiray mashruuc iyo […]

  • Cutubka 4aad

    Maxaad yeeli haddii Ilaahay ilmo ku siiyo? Dhagaha kaga adin Dhab xanaga timir u mari U wan qal U xiir U magac bixi Gud . Dhagta midig kaga adin Marka uu ilmuhu dhashto waxaa sunno ah, in dhagta midig lagaga adimo, waxaa laga wariyey Abuu Raafic (Alle haka raali ahaadee): [Waxaan arkay Rasuulka (s.c.w) oo […]

  • Cutubka 3aad

    Waalidnimaad u diyaar tahay Ducayso oo Ilaahay (s.w.) waydiiso Shaydaanka ka xirsi xiro . Difaac adag u dhig ilmahaaga Wuxuu Rasuulku (s.c.w.) قال رسول الله صلى الله عليه وسلم، [لو أن أحدكم إذا أتى أهله قال: بسم الله، اللهم جنبنا الشيطان وجنب الشيطان ما رزقتنا، فيولد بينهما ولد، فلا يصيبه الشيطان أبدا). متفق عليه [Haddii […]

  • Cutubka 2aad

    Maxaa kula gudboon intaadan noqon waalid? Duco iyo istikhaaro Cayniqabasho xilo wanaagsan Maxaa kula gudboon intaadan waalid noqon U hiili ilmahaaga! U dooro ilmahaaga Hooyo ama Aabo wanaagsan Tallaabada koowaad ee la qaadayo marka lagu taamayo in la helo ubad tarbiyad wanaagsan, waa tallaabada ah in la helo lammaane ku tilmaaman diin iyo dabeecad wacan, […]

  • Cutubka 1aad

    Barbaarinta Ubadka Mudnaanta Barbaarinta Ubadku Leedahay Midhaha Barbaarinta Wanaagsan Maxay Tahay Barbaarintu? Baahida Loo Qabo Barbaarinta Tiirarka Barbaarinta Mudnaanta Ay Leedahay Barbaarinta Ubadka Barbaarinta ubadku waa hawl dhib badan, una baahan dadaal iyo waqti badan in lagu bixiyo, waayo barbaarintu waa xil iyo masuuliyad la is waydiin doono aakharo, sidoo kale barbaarintu waa arrin ajir […]