Tag: Jeems Meenzi Blaak

  • Jaldiga Gadaale

    Waxaa jira maahmaah Carabi ah oo odhanaysa: “Maamulka wanaagsani waa nolosha barkeed”, aniguse waxaan qabaa: “Noloshuba in ay tahay maamul”, maxaa yeelay, maamulku waa fulinta iyo hirgelinta nidaamka u degsan; Qaran, Hay’ad, Mashruuc, Urur, Qoys, ama qayb kasta oo bulshada ka mid ah. Haddaba, kitaabkani wuxuu ku saabsan yahay Fanka Maamulka. Waxaa is-dhaafiya Dadka, Dawladaha, […]

  • Cutubka 5aad

    Toosi Naftaada Imtixaanka Dallacaadda Marka xil laguu dhiibo waa in madaxdaadu kuu sheegto waxaa lagaa rabo iyo qalabka lagu fulinaayo shaqada, kaddibna waa inay kugu kormeeraan sidaad hawlihii u fulisay, kaana abaalmariyaan wanaag iyo xumaan hadba waxaad la timaaddo. Waxaase jira inaanay marar badan madaxdu sidaa falin, waxaa suuroobi kara inay ceebahaaga keli ah kugu […]

  • Cutubka 4aad

    Habka Gudbinta Fikradaha Iyo Iswargelinta Waxaa innoo soo hormaray in fanka hoggaamintu ku d’nisan yahay saddex dhar-dhaar oo kala ah: Xiriirka aad a m i ga, go’aar, qadashada iyo u gudbinta fikrooyinka dadka kaie. Marka labada hore waan soc qaadannay, halkaan waxaan ku qaadanaynaa qavbta saddexaad oo ah gud­binta fikrooyinka ama dhacsiinta dadka waxaad qabtid. […]

  • Cutubka 3aad: Go’aan Qaadashada

    Go’aan qaadashadu waa imtixaanka asaasiga ah ee maamulka maxaa yeelay go’aan ka gaaridda arrinka ku hory- aalla iyo kartidaada dhacsiinta dadka kale inay aqbalaan go’aankaaga waa waxyaabaha saldhigga u ah ku guulaysiga hogaaminta ma suurowdo in qof kastaa hoggaamiye noqdo, maxaa yeelay jagooyinkii kale ayaa u baahan dad ka sha­qeeya, Ilaahii dadka abuuray wuxuu siiyay […]

  • Cutubka 2aad: Xiriirka Aadamiga

    Arar: Camalku Waa Dadka Xiriirka kugu xira dadka madaxda kuu ah, kuwaad _ madaxda u tahay iyo kuwa kula siman wuxuu aasaas u yahay ku-guuleysiga hoggaaminta wacan, marka adigoo ku talo gelaya inaad hoggaamiso koox ujeeddainay gool wada dhaliso waa inaad tixgelisid xiriirka kor iyo hoos iyo dhin^cyadaba, maxaa yeelay, adiga awaamiir baa kcr kaaga […]

  • Cutubka 1aad: Aasaaska Fanka Hoggaaminta

    Arar Waxaa is-dhaafiya dadka, dawladaha, ururrada iyo qoysaskaba waa maamulka wacan, maamul kasta oo hirgelayna waxaa ka dambeysa maskax habaysay, marka la yaab ma laha in ay dadku danccyaan, marka qof loo dhiibo jago sare, iyagoo is-weydiinaya qofka aqoontiisa, ; kartidiisa iyo dad-wadiddiisa. ‘ Haddaba, waa maxay sifooyinka laga rabo maam- ulaha wanaagsan? Waxaa la […]

  • Mahad-Naq

    Waxaan u mahad-naqayaa dhammaan dadkii kitaabka igu gacan siiyey gaar ahaan: Jaalle Cabdiraxmaan Maxamed Cumar, Garyaqaanka Guud ee Qaranka, oo igu geesi geliyey, Maktabaddiisana ii furay, si aan uga faa’iideysto, sidoo kale Jaalle Maryan Mukhtaar Caddow, oo garab igu siisay garaaciddiisii iyo isku- dubbarrididdii iyo habayntii kitaabka.

  • Gogoldhigga Daabacaadda 1aad

    Qiimaha Maamulka Waxaa jira maahmaah Carabi ah oo odhanaysa: “Maamulka wanaagsani waa nolosha barkeed”, aniguse waxaan qabaa: Noloshuba in ay tahay maamul”, maxaa yeelay, maamulku waa fulinta iyo hirgelinta nidaamka u degsan Qaran, Hay’ad, Mashruuc, Urur, Qoys, ama qayb kasta oo bulshada ka mid ah. Haddaba, kitaabkani wuxuu ku saabsan yahay Fanka Maamulka. Waxaa jira […]

  • Fanka Maamulka

    How to Grow in Management – James Menzie Black كيف تكون مديرا ناجحا – عبدالحليم ثابت Tarjume: CABDIRAXMAAN XUSEEN SAMATAR TUSMADA KITAABKA Gogoldhigga Daabacaadda 1aad – Qiimaha Maamulka – Arrimaha Kitaabku Ka Hadlaayo Mahad-Naq Cutubka 1aad: Aasaaska Fanka Hoggaaminta – Arar – Qaybta 1aad —- Maxaad U Doonaysaa Inaad Ku Guuleysatid Maamulka – Qaybta 2aad […]