Ummad waliba waxay kedahay dhaqa hiddaheeduba qarannimadeeda, midnima ’ waxa lagu ^aa m ku dhisan yihiin. Uhism^ udciadii badneyd ee aan karaa, afka oo la qoro. looyin badan afkeennu qorneyn. & muteen. hiddaheena iyo dhaqan raajkaa afkeell;‘ vaftbka ku ay aan badannahay ^ xnurtideena qorray, oo dabaqabatayn ;nna dhaafey leh, kagana kaban karra
Haddaynu u kacno xagga sheekooyinkahiddaha ah, waxaynu kala kulmaynaa kuwo murti qoto dheeri ku jirto, kuwo xifaale ah, kuwo maaweelo iyo madadaalo leh iyo kuwo halxiraale, waxbarasho iyo aqoon lijaabinba leh. Sheekooyitikaas oo runtii taariikh ahaan muujinaya sida dhaqankeennu ahaan jiray, waxa ka mid ah sheekada dhex martay wiilwaal iyo Aw-samatar leeddo.
Wiilwaal wuxuu ahaa nin Garaad ah ooh al adag.
Gecesi gacalna ku hiro, nacabna ka hakado, seeftiisuna aanay galka ku jirin, oo dood, deeq iyo
dagaalba ku fiican, sida gabayadiisu muujinayaan:.
Gacan iyo in geed laga hadliyo gobanimaan sheegtay.
Wiilwaal oo maalin meel maraya, ayaa jidka kula kulmay nin wadaad caalima ah, diintana ku xeel dheer, dadkuna ku wada yagaan oo la oran jiray Awwadaadow, maxaad dadka ku waanisaan ood u sheegtaan?”
Aw-Samatar baa intuu garaadkii hor u eegay dhoosha ka qoslay. Kolkaasuu si fudud u yiri, “Garaad cabsida Ilaahay baannu dadka ku waaninaa.”
Wiilwaal baa cabbaar aamusay. Intuu faraskii ka soo degay oo wadaadkii fool-kafool isu hor taagay, ayuu waydiiyey, isagoo ilkacaddaynaya, “oo wadaad, Ilaahay mooyee, cid kale oo laga cabsadaa miyaanay jirin?”
Wadaadkii baa naxay oo yaabay oo u qaadan waayey. Gadaal buu u booday sidii uu dhuxul dab ah ku joogsaday.
Wiilwaal baa iska dhaqaaqay, faraskiisii dusha uga dhacay oo wadaadkii ku yiri; “dood baan ka leeyahay ereygaase, bal haddaba wadaaddadiina oo dhami isu qaylo dirta oo waa inoo burrito iyo geedkii halkaas ahaa.”
Meeshii baa lagu kala dhaqaaqay. Wadaadkii baa qaylo kula dhex dhacay culimadii degmada. Wiilwaal iyo arrinkiisii buu uga warramay. Halkii baa laysu wada cid dirsaday. Kutubtii baa la soo gurtay, la soo qabsaday, iyadoo ballankii lagu soconayo.
Wiilwaalna muxuu sameeyey. M geed dhibba la yiraahdo, jigjigana u ay< Wuxuu hadhaca hoostiisa ood dheer . u ^ k eliyan a u ka sameeyey ardaa ilaxid___ 5 ’ caWS si debecsan
banneeyey, daaftana dareemo iy ^,eg yahay loogu gogley, dacalladana c eyr • . o0da bawdka
Aqai-Soomaali weyne, wuxuu to dtaW ^ buu dhabarkeeda. Ari wanan sooc.< ^aVydkii buu £ceS
keenay. Col fardooley ahna, kastaba laba nin ka joojiyey. ee mesha u yimaadeenna u darban,
ayaa Wiilwaal oo ay harcero socdaan laba nin oo xoo weyne, dharkii dagaalkana huwan, laba seefoodna a sita, wadaaddadii irridda iska soo taagay. Intuu faadhumaystay oo lugba meel dhigtay giirna iska kiciyey oo kelyaha qabsaday, waddaadadiina il xun ku oegay, ayuu labadiisii nin ku yiri; “qabta” isagoo gufuurka cirka u taagaya.
Labadii nine xoogga weynaa, ayaa labadii wadaad ee ugu soo xigay soo qabtay oo kaxeeyey. Aqalkii bawdka ku dheggenaa bay la galeen. Kolkaasaa qub iyo qac iyo caacdu yeertay. Wadaadadi oo yaabsan, oo dhegeha taagaya talana ku firidhaan tahay, ayaa labadii xoogweyne soo noqdeen. Wiilwaal bay is hareero taageen iyagoo seefihii oo dhiiggu tifta hayo gacmaha ku sita.
Wiilwaal oo weld afka circa u taagaya, foolkana ururinaya, ayaa haddana labadii nin ku yiri, “qabta” sidii oo kale ayaa laba wadaad lala kala orday, aqalkii lala galay oo qub iyo qacdu yeertay, seefihii oo dhiig lehna mar kale lala soo noqday.
Mar Alle markii ay wadaadadii arkeen labadii xoogweyne oo soo noqday, ayey oodda jebiyeen,
qabac… qayb iyaga ka mid ah, ayaa bawdkii intii dhere le’ekaa xagga shishe iska dhigtay. Colkii
fardooleyda ahaa ee debedda tubnaa, ayaa soo qabqabtay wixii fakaday. Wadaaddada intii kalena, siday isu garbinayeen ee midba kan kale dusha uga fuulayey, ayaa muskii oogada looga baxay. Iyadoo raggii la moodo biiq la qabtay oo qaar jidhkoodii ooddii jeex-jeexday, qaama dubku ka hoolmay sidii loogu tumanayey oo nin waliba leeyahay, tolow goormaa adna gacanta lagugu dhigi.’
“Waar waa side? Oo maxaa idin helav” saw ;alahaa Ilaah mooyee cid kale lagama cabsado.”
Goortaasaa wadaaddadii qaylo afka kala waaxeen: waai garaad nanna dnammayn, waar garaad hanna dhammayn!” Wiilwaal baa kolkaa yiri, “Haddaba ma ogaateen iii iAUa.Lieiyij.ci laga cabsado, aadmigiisana laga baqo? Manta ka dib, wadaad hub la yaan arkin, Wadaad walow Da qalabKaaga cjaado oo dadkaaga dhinac ka raac.”
Afartii wadaad ee markii hore laga kaxeeyeyna, iyagoo aan waxba wanankii martiqaadka loo keenay mid soo gawracaan, ayey seefihii oo dhiig leh la soo noqonayaan si ay wadaaddada u cabsi geliyaan.
Halkii baa wadaaddadii martiqaad sbaraf leh liogu sameeyey, kolkii uu casharkii u dhammaaday ee la garansiiyey in hub ia’aantu ay nacasnimo ieedahay.
Murti Soomaaliyeedna waxay idhaahdaa: Dagaal gondahaaguu ka dhashaa. Dooddaa wadaadada iyo Wiilwaal dhex marta waxa muujinaysaa in wwiilwaal ujeeday, cu ma u
diintoodana inay haystaan oo ilaahay ka cabsada dalkoodana wax ku taraan ai iyo addin a.