Tag: Aw-Jaamac Cumar Ciise

  • Qaybta Shanaad

    Qaybta shanaad waxay ka warramaysaa, Hiyikicii Daraawiishtu Caal u guurtay, rariddii Xarunta, duullaankii Ingiriiska, weerarkii cirka, dhulka, badda, qabashadii Taleex, qaxii Daraawiishta, waraaq Ingiriis ka timid, jawaabtii Sayidka, erga Ingiriisku soo diray, noqoshadii ergada, Talyaani iyo Sayid Maxamad, jabiddii Daraawiishta, qabsashadii Beledweyne, degiddii Iimey, geeridii Sayidka, kasaariddii Xabaasha, sheekadii Daraawiish ugu dambeysey iyo faalla guud […]

  • Qaybta Afaraad

    Qaybta afaraad waxay ka hadleysaa guuriddii Ingiriiska, ka soo bixiddii Eyl, dagaalkii Habar Humbulle, degiddii Taleex iyo qalcadihii Daraawiishtu dhistay, Dooxato iyo sidii loo abuuray, Ingiriiska soo noqoshadiisii, Daraawiish iyo dad intiisa kale, degiddii Beledweyne, iyo dagaalladii ka dhacay, weerarkii Beledweyne, Koofil iyo Daraawiish, dagaalkii Ruuga Dulmadoobe iyo siduu u dhacay, xiriirkii dhex maray Ligyaasu […]

  • Qaybta Saddexaad

    Qaybta saddexaad oo ah tan ugu ballaaran waxay ka hadleysaa nabad iyo sidii lagu heli lahaa, kulankii Iligeel, gogoldhiggii heshiiskii, Ilig-daldala iyo golo waliba dantay heshiiskii ka lahayd; sheekadii Xaaji Cali Faahiye iyo wixii ka dhacay, Nugaal Daraawiish baa leh, iyo dhismihii ciidamada Daraawiishta, is dhexgal iyo kala dabaal doodii Daraawiish iyo Ingiriis dhex martay […]

  • Qaybta Labaad

    Qaybta labaad waxay ku saabsan tahay, dagaalladii dhex maray Daraawiish iyo Ingiriis, 1901 tan iyo 1904, bilowgii dagaalka iyo shantii goobood oo dagaallada ugu waaweynaa, ama ugu caansanaa, Afbakayle, Fardhiddin, Beerdhiga iyo guushii laga gaaray, Cagaarweyne iyo wixii ka dhacay, Daratoole, Faan iyo Gooddi, tabaabulshihii Jidbaale, goobtii Jidhaale iyo wixii ka dhacay, qaxii gaala-eri, degiddii […]

  • Qaybta Koowaad

    Qaybta kowaad, guud ahaan waxay ka hadlaysaa dhalashadii Sayid Maxamad, korriimadiisii, bar-baarintiisii, waxbarashadiisii iyo siduu dadka iyo dalka u bartay, tegiddiisii Xajka iyo ka soo noqoshadiisi, Berbera iyo wixii uu kala kulmay iyo markuu ka baxay, degiddii Qoryaweyn, abaabuliddii Daraawiishta iyo siduu isugu dubbariday, warbixin Ingiriisku qoray, iyo bilowgii dhaqdhaqaaqa, dilkii Garaad Cali iyo wixii […]

  • Raad-Raaca Taariikhda

    Taariikhdaas aannu qornay waxaannu u cuskannay: 1. Gabayadii, geerarradii iyo wilgooyinkii waagaas la mariyey, ama Daraawiish dhexdeeda ha laga mariyo ama dadkii dibadda ka ahaa ha mariyeene. 2. Sheekooyinkii ay weriyeen raggii Daraawiishta runta ahaa oo dagaalladii iyo qalalaasihii goobjoog ka ahaa oo aannu nolol ku aragnay iyo kuwii aan da­raawiish noqon, hase ahaatee aad […]

  • Arar Guud

    Intaannaan tilmaan ka bixin taariikhda buuggani ka warramayo waxa habboon inaannu wax yar ka tusaaleyno raarkii gumeysigu dalka Soomaaliya soo galay, dantuu ka lahaa iyo waxyaaluhuu ku markaday ama u geystey. Sida runta ah, waaxdii dambe ee qarnigii sagaal iyo tobnaad, guud ahaan Afrika waxa ka dhacay tartan kulul oo dhex maray dawladaha reer Yurub. […]

  • Hordhac

    Taariikhda SAYID MAXAMED waa taariikhda dhaqdhaqaaqa Daraawiishta gudaheeda oo muddo 21 sano ka soo horjeedday qabsashada isticmaarka ee Dalka Soomaaliyeed. Maanta waxaa marag ma-doonto ah in dagaalladii Daraawiishta ay ahaayeen kuwo gobonnimo doon ah oo ku dherarsan jiitintii halganka Ummadda Soomaaliyeed ay u soo martay madax-bannaanideeda kunkii sano oo aynu soo dhaafnay. SAYID MAXAMAD CABDULLE […]

  • Taariikhdii Daraawiishta iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xasan

      Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare AKADEEMIYAHA DHAQANKA Taariikhdii Daraawiishta iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xasan 1885-1921 Waxaa Qoray Aw Jaamac Cumar Ciise 1976 MUQDISHO Tusmada Buugga Hordhac Arar Guud Raad Raaca Taariikhda QAYBTA KOOWAAD Dhalashadii Sayid Maxamed Tegiddiisii Xajka Sayid Maxamed iyo Berbera Kabixiddiisii Berberan Degiddii Qoryaweyn Warbixin Qarsoon Bilowgii Dhaqdhaqaaqa Dilkii Garaad Cali Daraawiish […]

  • Dhammeystir

    Halkan waxaa ku dhammaaday 120kii gabay ee aan gogoldhigga ku soo xusnay iyo 16 gabay oo rag kale mariyey isla markaana gabayada Sayidka iyo Daraawiishta xiriir la leh. Haddaba, wixii khalad ama gef ah ee buuggan ka soo baxa, ulakac ma aha, sidaa ayaana lagu soo ururiyey – iyadoo weliba raadintuna aad u daba dheerayd, […]